Ra’isul Wasaare Xamse oo qaabilay Wafdi sare oo ka socday Bangiga Adduunka (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Baanka Adduunka oo ay hoggaamineysay Madaxweyne Ku Xigeenka u qaabilsan Bariga iyo Koonfurta Afrika Victoria Kwakwa. Kulanka waxaa si qoto dheer looga dooday mashaariicda horumarineed ee Baanka Adduunka uu ka fuliyo iyo sidii loo waafajin lahaa baahida dhabta … Continue reading Ra’isul Wasaare Xamse oo qaabilay Wafdi sare oo ka socday Bangiga Adduunka (Sawirro)